Maamulka naadiga waxbarashada iyo dhaqanka ee soomaalida Austria ee Wien wuxuu ka qeyb galay aqoon is waydaarsi iyo xafladda furitaanka naadi cusub oo laga furay caasimadda gobolka Tirol
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa gabdhaha soomaaliyeed ee sida is xilqaanka ah ugu istaagay bulshadooda.