Xafladdii Ciidda Carrafo ee 2025

 

Waa Maamulka naadiga waxbarashada iyo dhaqanka soomaalida oo xafladdii ciidda carrafo u qabtay ardayda wax ka barta xarunta iyo waalidiintooda, si loola qeybsado tahniyadda iyo hambalyadda farxadda ciidda, waxaanan u rajeyneynaa farxad iyo caafimaad

Post a Comment

Previous Post Next Post